Ra’isul Wasaare Rooble oo Amar siiyay Wasaarado iyo Laamaha amaanka dalka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga dalka. Roobe ayaana faray Wasiirada iyo saraakiisha amaanka in jidadka loo furo caqabadahana laga hor qaado gaadiidka xamuulka ee badeecooyinka geeya kana soo qaada dekadda Muqdisho, si loo fududeeyo ganacsiga, loona horumariyo dhaqaalaha dalka. Amarkan … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo Amar siiyay Wasaarado iyo Laamaha amaanka dalka (Sawirro)